Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijadii doorashada dalka ka dhacday maalintii Sabtida ee 26 June, 2010. Waxa Komishanku ku dhawaaqeen natiijada doorashada xaflad ay ku qabteen hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.
Waxa Komishanku caddeeyeen in musharxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Maxamed Maxamuud (Silanyo) iyo Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ay ku [...]
July 1, 2010 | Posted in
Somalia News |
Read More »
British observers gave the thumbs-up to Saturday’s presidential election in Somaliland.
They characterised the poll as a free and fair expression of the people’s will and commended the high turnout despite the Islamist threat from neighbouring Somalia.
The endorsement of Somaliland’s much delayed presidential election came from the London University team and Somaliland Focus in Britain.
Observation organisations, [...]
June 29, 2010 | Posted in
Somalia News |
Read More »
A Somali man has been charged with trying to kill a Danish artist whose drawing of the Prophet Mohammed sparked riots around the world.
The suspect, who was shot by police outside cartoonist Kurt Westergaard’s home in the city of Aarhus on Friday, was carried into court on a stretcher.
Police say he broke into the house [...]
January 2, 2010 | Posted in
Somalia News |
Read More »
TEHRAN (ISNA)-Iranian President Mahmoud Ahmadinejad met Minister of Foreign Affairs of the Transitional Federal Government of the Somali Republic Ali Ahmed Jama Jangeli on Wednesday in Tehran.
“The situation of many Islamic countries necessitates that a strong unified front is established against enemies,” Ahmadinejad said.
Enemies make troubles in different Islamic countries and employ some elements to [...]
January 2, 2010 | Posted in
Somalia News |
Read More »
Minneapolis — Even Somali-Americans hardened by the bloodshed of their homeland were sickened by the latest attack, a suicide bombing in Mogadishu on Dec. 3.
Many say the bombing was one of the saddest moments in recent Somali history. The bomber killed at least 22 people at a graduation ceremony for medical students. Some people have [...]
A parcel of land here that sold for $12,000 two years ago now costs more than $20,000. The price of a nice pair of men’s shoes has gone up from $20 to $50.
The reason: pirates.
The influx of millions of dollars in ransoms has changed life in this coastal Muslim community, driving prices up and creating [...]
December 6, 2009 | Posted in
Somalia News,
World News |
Read More »
WASHINGTON: The Obama administration is on guard against an Al Qaeda build-up in Yemen and Somalia as it expects the militants to seek refuge there as they are targeted in Afghanistan and Pakistan. “The struggle against violent extremism will not be finished quickly, and it extends well beyond Afghanistan and Pakistan,” President Barack Obama warned [...]
December 6, 2009 | Posted in
Somalia News,
World News |
Read More »
Dowlada Yemen ayaa sheegtay in ay dad Soomaali ah ku xirtay Gobolka Amran ee Waqooyiga dalka Yemen kuwaas oo lala xirririnaayo in ay ka tirsanyihin dagaalyahanada Huutiyinta.
Sida ay ku warameen warbaahinda dalkaas Yemen oo soo xigtay Saraakil ka tirsan Milateriga dalkaas yemen Soomaalidaas ayaa waxaa xilliga la qabanaayay ay wateen hub ayna rabeen in ay [...]
Saraakiisha Xisbul Islaam ee Gobolka Hiiraan ayaa Dhaleeceyn kulul u soo jeediyey Ciidamada Dowlladda ee ku Sugan qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan,iyagoo sheegey inay ka dambeeyaan falalka aminddarro ee ka jira Gobolkaas. Taliyaha Ciidamada Xisbul Islaam ee Gobolka Hiiraan Sh.Maxamed Faarax ayaa sheegey inay ka go�an tahay xaqiijinta Amaanka Gobolka Hiiraan,asagoo dhaleeceyn dusha uga [...]
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Faransiiska Bernard Kouchner ayaa si adag u cambaareeyey qaraxii Khamiistii ka dhacay Muqdisho ee lagu laayey Wasiirro iyo arday jaamacadeed.
Wuxuu Wasiirku daboolka ka qaaday in dowladdiisu ay qaadayso tallaabo ay dowladda Soomaaliya kaga daaweynayso dhibaatadaas soo food saartay, si Soomaaliya loogu soo celiyo nabaddii iyo xasiloonidii ka luntay.
Mr [...]
December 5, 2009 | Posted in
Somalia News,
World News |
Read More »