Wargalin
Wargalin
Dowlada Yemen ayaa sheegtay in ay dad Soomaali ah ku xirtay Gobolka Amran ee Waqooyiga dalka Yemen kuwaas oo lala xirririnaayo in ay ka tirsanyihin dagaalyahanada Huutiyinta.
Sida ay ku warameen warbaahinda dalkaas Yemen oo soo xigtay Saraakil ka tirsan Milateriga dalkaas yemen Soomaalidaas ayaa waxaa xilliga la qabanaayay ay wateen hub ayna rabeen in ay [...]
Saraakiisha Xisbul Islaam ee Gobolka Hiiraan ayaa Dhaleeceyn kulul u soo jeediyey Ciidamada Dowlladda ee ku Sugan qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan,iyagoo sheegey inay ka dambeeyaan falalka aminddarro ee ka jira Gobolkaas. Taliyaha Ciidamada Xisbul Islaam ee Gobolka Hiiraan Sh.Maxamed Faarax ayaa sheegey inay ka go�an tahay xaqiijinta Amaanka Gobolka Hiiraan,asagoo dhaleeceyn dusha uga [...]
Gudoomiyaha ururka Al xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa ciidamada Amison ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen qaraxii Khamiistii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaraxan oo ay ku dhinteen arday ka qalin jabineysay jaamacada caafimaadka ee Banaadir, waalidiintooda, dhaqaatiir wadanka aad caan uga ahaa iyo wasiiro ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay laysku tuurtuurayey cidii ka [...]