Archive for: November, 2009

Somali adulterer stoned to death

Somali adulterer stoned to death

They [al-Shabab are forcing women to wear very heavy clothes, saying they want them to properly cover their bodies but we know they have economic interests behind - they sell these kinds of clothes and want to force people to buy them"]

Islamists in southern Somalia have stoned a man to death for adultery but [...]

Somali president travels to Nairobi

Somali president travels to Nairobi

Somali President Sharif Sheikh Ahmed and a delegation of ministers and lawmakers have traveled from Mogadishu to Nairobi.
The Somali president and his delegation are scheduled to meet officials from a number of friendly countries in the Kenyan capital for talks on the Somalia crisis.
In addition, there are reports that the Greek government and some other [...]

U.N. Says U.S. Delays Led to Aid Cuts in Somalia

U.N. Says U.S. Delays Led to Aid Cuts in Somalia

NAIROBI, Kenya — United Nations officials said Friday that the supply of critical food aid to Somalia had been interrupted and that rations to starving people needed to be cut, partly because the American government had delayed food contributions out of fears that they would be diverted to terrorists.

Skip to next paragraph

Related
Times Topics: Somalia

Last month, [...]

Police arrest suspect in Fort Morgan fatal stabbing

Police arrest suspect in Fort Morgan fatal stabbing

FORT MORGAN – Police have arrested a somali man of in connection to the stabbing death of a woman overnight in Fort Morgan, the city’s first homicide in three years.
Fort Morgan Police Chief Keith Kuretich says 25-year-old Ahmed Abdi was taken into custody in Greeley where he lives, by officers on Wednesday morning. Abdi is [...]

Xisbul Islaam oo Mar Kale Dib ula Wareegay Magaalada Baladweyn ee Gobolka Hiiraan iyo Deegaanadii Saakay lagu Dagaalamay oo Degan

Xisbul Islaam oo Mar Kale Dib ula Wareegay Magaalada Baladweyn ee Gobolka Hiiraan iyo Deegaanadii Saakay lagu Dagaalamay oo Degan

BALADWEYNE
Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta mar kale dib ula wareegay guud ahaan gacan ku heynta Magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan iyadoo duleedka Magaaladaasi oo saakay lagu dagaalamayna ay degantahay
Kadib dagaal culus oo saakay ku dhaxmaray Ciidamada Ururka Xisbul Islaam iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya Buurta janta Kuudisho ee duleedka Bari ee magaalada Baladweyne islamarkaana dagaalkaasi [...]

Puntland oo Xakun ku Riday nin Lagu Eedeeyay in uu bada ku Daadiyay Tahriibayaal Soomaaliy iyo Ethiopian Ah

Puntland oo Xakun ku Riday nin Lagu Eedeeyay in uu bada ku Daadiyay Tahriibayaal Soomaaliy iyo Ethiopian Ah

BOOSAASO
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Maamulka Puntland ayaa xukun mudo dheer ah waxaa ay ku riday nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu dadka tahriibin jiray islamarkaana dad badan ku daadiyay xeebaha u dhaxeeya Boosaaso iyo dalka Yemen.
Ninkaani ay maanta xakuntay Maxkamada darajada koowaad ee Maamulka Puntland ayaa waxaa uu ka mid ahaa dadka Tahriibiya [...]

Ciidamada Dowladda iyo Xisbul Islaam oo Saakay ka Dhacay Duleedka Magaalada Baladweyn

Ciidamada Dowladda iyo Xisbul Islaam oo Saakay ka Dhacay Duleedka Magaalada Baladweyn

Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Xisbul Islaam ayaa saakay ka dhacay duleedka Magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan.
dagaalka oo bilowdayt barqanimadii hore ee saakay ayaa waxaa uu u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG iyo xoogaga ka soo horjeeda waxaana ay ka dhaceen  Buurta Jante Kundishe iyo nawaaxigeeda iyadoo halkaasi si aad ah looga maqlay [...]

Culumaa’Oodiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo Cambaareeyay Dagaalada Daba Dheeraaday ee Ka Socda Gudaha Dalka Soomaaliya

Culumaa’Oodiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo Cambaareeyay Dagaalada Daba Dheeraaday ee Ka Socda Gudaha Dalka Soomaaliya

Culuma’ Oo diinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa Cambaareeyay dagaalada daba dheeraaday ee ka socda qeybo ka mid ah gudaha dalka Soomaaliya.
Madaxa Warfaafinta Culumaa’idiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Abuu Yuusuf oo la hadlayay bahda Warbaahinta ayaa soo saaray baaq ku wajahan dagaalada ka sii soconaya gudaha dalka Soomaaliya kuwaasi oo saameyn ku yeeshay [...]

Wafdi uu horkacayo taliyaha Ciidamada Booliska dowladda KMG Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo

Wafdi uu horkacayo taliyaha Ciidamada Booliska dowladda KMG Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo

Wafdi uu horkacayo taliyaha Ciidamada Booliska dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Taliyaha Ciidamada Booliska dowladda KMG Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qaybiid iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta waxa ay gaareen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug,waxaana soo dhaweeyay qaar kamid ah Mas’uuliyiinta dhinacyada Puntland iyo Galmudug State Soomaaliya [...]

Hundreds of Somalis Demonstrate Largely in Las Anod Town

Hundreds of Somalis Demonstrate Largely in Las Anod Town

Las Anod — Hundreds of Somalis have demonstrated against the troops of the break away republic of Somaliland in Las Anod town in north of Somalia, officials told Shabelle radio on Monday.
Mohamed Abdullahi, a Somalia peacemaker and one of the scholars told Shabelle radio that the demonstration happened in to more different parts in the [...]

Photo Gallery

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes
Log in / Somali News Post by Somali American Congress