Archive for: October, 2009

Al Shabaab oo sheegay in dagaaladooda ay u weecinayaan Magaalooyinka Kambaala iyo Bujanbuura ee Uganda iyo Burundi.

Al Shabaab oo sheegay in dagaaladooda ay u weecinayaan Magaalooyinka Kambaala iyo Bujanbuura ee Uganda iyo Burundi.

Al Shabaab ayaa waxa ay  sheegeen inay dagaaladooda u weecinayaan Magaalooyinka Kambaala iyo Bujanbuura ee wadamada Uganda iyo Burundi.
 
Waaliga Walaayada gobolka Banaadir ee Xarakada Mujahidiinta AL Shabaab Sheekh Cali Max’ed Xuseen oo wareysi kooban siiyay saxaafadda reer Muqdisho ayaa waxaa uu ka ugu  horeyn ka hadlay duqeyntii shalay ciidamada AMISOM ay u geysteen Suuqa Bakaaraha [...]

Qarax Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

Qarax Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

Qaraxaan ayaa waxa caawo lala beeg saday gaari ay saarnayeen ciidmada Booliska ee Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Garigaan oo marayay agagaarka Hotelka Cagaar-wayne ee Xaafada Garsoor.
Taliyaha Qaybta Gobolka mudug G/le Muuse Axmed ( Muusse Xassaasi ) ayaa Horseed Media waxaa uu sheegay in Bamkaasi uu ahaa Bamka nooca gacanyta laga tuuro, Qarxaa ayaa [...]

Dil Caawa Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

Dil Caawa Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in nin lagu magacaabo Baaba kabiir oo ka soo jeeda Gobolada Bay iyo Bakool caawo lagu dilay agagaarka Dugsiga sare ee Cumar Samatar ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
 
Wariyaasha  magaalada Gaalkacyo ayaa waxaaa ay soo sheegayaan in ninkaasi aan la [...]

MADAXWEYNE-XIGEENKA SOMALILAND: “Shariif Sh. Axmed waxaan u jeedinayaa in uu taageero Ahlusuna-Wajamaaca

MADAXWEYNE-XIGEENKA SOMALILAND: “Shariif Sh. Axmed waxaan u jeedinayaa in uu taageero Ahlusuna-Wajamaaca

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay xaaladda Koonfurta Soomaaliya iyo Somaliland, isla markaana wuxuu baaq u jeediyay Madaxweynaha Dawladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed.
 
Madaxweyne-ku-xigeenka oo toddobaadkan u waramay Weriyaal uu ka mid yahay Wakiilka Shabakadda HIIRAAN ONLINE ee Somaliland Barkhad M. Kaariye, ayaa waxa uu Waraysigaasi u dhacay sidan;

S: Haddii [...]

China mulls military options over hijacked ship

China mulls military options over hijacked ship

BEIJING (Reuters) – China has not ruled out military action to rescue the crew of a coal ship hijacked by Somali pirates, but is also open to negotiations over what a Chinese military officer said on Thursday could be a long standoff.
A successful rescue of the 25 crew members of the seized Chinese coal ship [...]

Fighting In Somali Capital Kills 24

Fighting In Somali Capital Kills 24

MOGADISHU, Somalia — Mortars fired by Islamic militants slammed into Somalia’s airport as the president was boarding a plane yesterday, sparking battles that killed at least 24 people when return fire hit residential areas and a market, officials said.
A militant leader vowed to avenge the civilian deaths and threatened retaliatory attacks in two African countries [...]

Pirates’ paradise: Inside Somalia’s suffering

Civil War and famine have been fueling Somali piracy for more than a decade, making many turn to the sea in search of the source of income. International naval forces have been stepping up patrols

20 Killed After Somalia Militant Attack

20 Killed After Somalia Militant Attack

Islamic Insurgents Fire Mortars at Airport as President Boarding Plane, Sparking Deadly Battles in Capital
AP)  Islamic insurgents fired mortars at Somalia’s airport as the president was boarding a plane Thursday, sparking battles that killed at least 20 people. The president was unhurt and his plane took off safely, police said.
Somalia’s capital sees near-daily bloodshed as [...]

Prosecute Pirates In Their Countries ‘To Succeed’ In War

Prosecute Pirates In Their Countries ‘To Succeed’ In War

An international maritime organisation has proposed that suspected pirates arrested off the Somali coast and the Gulf of Aden be investigated and prosecuted in their home turf to boost the war against piracy.

“It is vital that regions in Somalia such as Puntland continue to take firm action in investigating and prosecuting the pirates. This will [...]

China Mission To Free Hijacked Ship

China Mission To Free Hijacked Ship

  The hijacking brings to six the number of ships currently held by Somalia pirates, with almost 150 crew members being held hostage.
Monday’s hijacking is the first successful capture of a Chinese ship since China deployed three warships to the area last year, joining an international flotilla of ships looking to combat escalating piracy in the [...]

Photo Gallery

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes
Log in / Somali News Post by Somali American Congress